Skip to main content
ALBAAQIYAT

ALBAAQIYAT

By albaaqiyat

Podcast- kan albaqiyat waxaynu kaga hadli doonaa tabaha aynu ku noqon karno dad isku miisaama nolosha dambe iyo ta hada taagan, inagoo raacayna Quraanka iyo sunaha nabigeena suubanaa ( Calayhi salaatu wasalaam).
Currently playing episode

‏Season 3~EP2: ISBADAL ( علاقتي بالتغيير )

ALBAAQIYATMar 05, 2023

00:00
42:44
‏Season 3~EP2: ISBADAL ( علاقتي بالتغيير )

‏Season 3~EP2: ISBADAL ( علاقتي بالتغيير )

Isbadalku waa wax aynu dhamaan uwada bahanahay oo nolosheena samayn balaadhan kuleh waxa uuna imadaa marka uu qofku dareemo inuu baahi uqabo isbadalka hadaba kaga bogo xalqadan noocyada isbadalka , tiirarkisa , iyo qaybta lixaad kale ee uu Doonitaanku ka qaato qofka noloshiisa .
Mar 05, 202342:44
Season 3~EP:01: NAF LA HADAL "علاقتي بنفسي "

Season 3~EP:01: NAF LA HADAL "علاقتي بنفسي "

Waxa jira waxyaabo badan oo Allah bini adamka kudhex abuuray oo ubahan hadana inuu isagu kashaqeeyo fahmo wakhti galiyo oo uu kala dhig dhigo , naftu waa nimcooyinka ugu waa wayn ee Allah bini adamka ku arsaaqay waxana tunka looga saray qof walba inuu isagu is furfuro oo uu isfahmo kadibna marka uu isku dhaadhaco ay isku caawiyan sidii ay hadafka way uwada xaqiijin lahaayen una gaadhi laahayeen maqsadka balaandhan ee aynu kuligeen uwada socono kagaa bogo xalqadan arimahaas faahfasan .
Feb 26, 202346:40
Season 2~EP:04: UDUB DHEXAAD الحقوق المشتركة بين الزوجين

Season 2~EP:04: UDUB DHEXAAD الحقوق المشتركة بين الزوجين

Qoysku waa udub dhexaadka nolosha aadanaha ,waa halka ay kasoo alkumaan asaaska waxkasta oo wanaagsani ,waxaynu isla eegi xaquuqaha iyo waajibaadka ay isku leeyihin labada qof ee nolol wadaga ahi si ay inoogu fududato in midba mid kale xaqiisa ilaaliyo iskuna dayo inuu uga soo baxo sida ugu dhamayska tiran .
Feb 19, 202342:26
Season 2~EP:03: "MIISAAMIDA MICNAHA DUMARNIMO “

Season 2~EP:03: "MIISAAMIDA MICNAHA DUMARNIMO “

Xalqadan waxaan kaga hadli doona miisamida micnaha dumarnimo ay leedahaay shirkii “ CEDAW “ iyo waxybihi kasoo baxay maxaa diinta ka wafaqsan maxaase kasoo hor jeeda dhagaysi wanaagsan ayaan idiin rajayanaya .
Feb 13, 202350:46
‏Season 2~EP:02: CISIIGII ISLAMAKA

‏Season 2~EP:02: CISIIGII ISLAMAKA

Xilqadan waxaan kusii kala dhig dhigodaana taarikhdii dumarku ay kujireen islaamka ka hor iyo siday isku badashay xuquuqaha dumarku heleen diinta marka ay timid .
Feb 05, 202353:13
Season 2~EP:1: KARAMADII SOO NOQOTAY.

Season 2~EP:1: KARAMADII SOO NOQOTAY.

Hufnaanta Karamada sharfta cisiga uu islaamku dumarka siiyaay waa mid ku cad Quranka iyo sunada nabi mohammed hagar baxa ay diintu inoo hagar baxadayna waa ta aan maanta midhaheeda guranayno een kunaalonayno ila dhagayso xalqadan si aad taarikhda dumarkii hore wax uga ogaato .
Jan 29, 202339:42
Season 1~EP:10: DIYAARGAROW

Season 1~EP:10: DIYAARGAROW

Cabsida iyo wararka inaga haya dhimashada iyo nolosha aakhiro waxa qayb wayn ka ah aqoon darada iyo jahliga inaga haysta masiirkeena iyo waxa inagu sugaya aakhiro , xalqadan waxa aynu kaga hadlaynaa qaybaha nolsoha qofku marka uu dhinto kadib waxyabaha dhici doona maalinka qimahaa , iyo sida aynu ugu diyaar garobayno lakulanka ilaahay .

dhagaysi wanaagsan .
Jan 15, 202346:57
Season 1~EP:09 : SABABAHA LAGU GALO JANNADA أسباب دخول الجنَّة

Season 1~EP:09 : SABABAHA LAGU GALO JANNADA أسباب دخول الجنَّة

Jannadu waa daarta Ilaahay udiyaariyay adoomihisa wanwanagsan si uu abaal marin uga dhigo imtaxaanadii faraha badna ee ay aduunka guudkiisa kusoo mareen xilqadan waxa aynu kaga hadli doona sababaha inoo fududuynaya in aynu jannada ilahay galno kuna guulaysano nimcooyinka uu ilaahay dhexdeeda dhigay ,dhagaysi wanaagsan ayaan idiin rajyanayaa .
Jan 01, 202328:30
Season 1~EP:08: BOGSASHO فنّ التعافي من الذنوب

Season 1~EP:08: BOGSASHO فنّ التعافي من الذنوب

Qofku inuu danbi kudhaca waa wax uu bini adam uyahay lakiin inuu ka rajo dhigo naxariista Ilaahay waa mid kadhalata jahli baahsan oo inaaga haysta naxariista ilaahay , kabogsashada dambiga iyo kabashada qalbigu iyana waa fan ubahan barasho oo aynu xilqadan kaga bogan doono ,Dhagysi wanagsan ayaan idiin rajaynayaa .
Dec 25, 202232:16
Season 1~EP:07: RISQIGA الرِّزق

Season 1~EP:07: RISQIGA الرِّزق

Waa maxay risqigu ?
Ma maalka ! Mise waa awlaada ! Mise waa cafimaadka ! Maxaa risqiga kordhiya ? Samayn inte leeg ayaa ka dhxaysa xidhiidhka aad Alle laleedahay oo wanaagsanada iyo risqiga oo siyada ? Kaga bogo xilqadan arimahasoo faahfasan .
Dec 18, 202232:16
Season 1~EP:06: NAAWILAAD /الصَّبْر والرضى

Season 1~EP:06: NAAWILAAD /الصَّبْر والرضى

Samirku waa cibaadoyinka qalbiga ah ee nolosha qofka bini adamka ah uhorseeda guul aduunyo iyo mid aakhiraba kana dhigta qofka noloshiisa mid manfaco iyo faaido uleh ,ila dhgayso xilqadan kana bogo samirka iyo raali ahaanshaha farqiga udhaxeeya .
Dec 11, 202236:04
Season 1~EP:05: TALASAARASHO

Season 1~EP:05: TALASAARASHO

Wali mays waydiisay talasarashadu wamaxay ? xalqadan ayaan kaga jawabyna suashaa’s oo aynu ku dhigdhigaynaa dhagaysi wanaagsan.
Dec 04, 202224:11
Season 1~EP:04: ISDHULDHIG

Season 1~EP:04: ISDHULDHIG

Ducada waa furayaasha ugu waawayn ee lagu baxsado markasta oo aad baahi aad leedahay ama ay waayaha aduunyadu kugu bahaan kaga bogo xilqadan Ducada iyo ahamiyada ay kuleedahay Quran’ka iyo sunaha Nabi mohamed .
Nov 27, 202229:51
Season 1~EP:03: XIDHIIDH AAN GOAYN

Season 1~EP:03: XIDHIIDH AAN GOAYN

Xalqadan sadexaad waxaynu kaga hadlaynaa salaada iyo ahmiyada ay u leedahay nolosha iyo saamaynta ay qofka bina aadamka ah ku leedahay noloshiisa aduunyo iyo mida aakhiro.
Nov 20, 202229:17
Season 1~EP:02: WEHELKAYGU WAA QURAN’KA

Season 1~EP:02: WEHELKAYGU WAA QURAN’KA

Quranku waa dastuur nololeed iyo manahaj uu ilahay nolosheena wehel inooga dhigay kaga bogo xilqadan fahanka quranka iyo saamanynta uu nolosheena kuyeesho marka aynu lanoolano quranka .
Nov 13, 202231:52
Season 1~EP:01: JACAYLKII RASMIGA AHAA

Season 1~EP:01: JACAYLKII RASMIGA AHAA

Barashada Ilaahay baahi ayaynu dhamaanteen u qabnaa inaynu dareeno inuu Allah ina jeclaado, si aynu jacaylka u gaadhnana barashaa inaga xigta iyo dadaal.
Kaga bogo xalqadan iyadoo faahfaahsan.

Mahadsanid
Nov 06, 202225:28
Hordhac

Hordhac

Wajiyada kala duwan ee nolosha iyo waayaheedu waakuwa ina bara soo labaashada iyo dib ugu noqoshada xaga Ilaahay,

taasoo aynu ku baraarugno markasta oo aynu xaalad dhexda kaga jirno.

La noolaanshaha ducada, dadka Rabigaa kuu dhawaynaya iyo talo saarashadu waa halka ugu dhow ee aynu kaga xidhmi karno mawjadaha hadaynta iyo hilinka toosan 

kuwaasoo waayeheena nololeed ka dhiga cida ugu mudan inay nolol farxadleh kunoolaato.

Podcast- kan waxaynu kaga hadli doonaa tabaha aynu ku noqon karno dad isku miisaama nolosha dambe iyo ta hada taagan, inagoo raacayna Quraanka iyo sunaha nabigeena suubanaa ( Calayhi salaatu wasalaam).

Oct 22, 202202:38