Skip to main content
Wardoon Podcast

Wardoon Podcast

By Wardoon Podcast

Wardoon podcast is weekly podcsting


Kusoo dhawaada barnaamijka ila-hadal podcast oo noqon doono mid aan ku faaqidi doono:- arimaha bulshada, maadeysi, cayaaraha fanka iyo suugaanta iyo hadba dhacdooyinka markaasi taagan oo aan re-action ka bixin doono.

Barnaamijka waxaad todobaadkiiba labo goor ka dhawaan doontaan janaalkeena YouTube-ka sidoo kale ka dhageysan doontaan dhamaan goobaha laga dhageysto podcast-yada sida spotify, apple podcast iyo waliba google podcast adiga oo ku qoraya oo Wardoon podcast.
Available on
Google Podcasts Logo
Pocket Casts Logo
RadioPublic Logo
Spotify Logo
Currently playing episode

REACTION "Comment-yada ugu qosolka badnaa ee aan aragno. WardoonPodcast #Episode 007

Wardoon PodcastAug 04, 2020

00:00
16:16
REACTION "Comment-yada ugu qosolka badnaa ee aan aragno. WardoonPodcast #Episode 007

REACTION "Comment-yada ugu qosolka badnaa ee aan aragno. WardoonPodcast #Episode 007

Comment-yadii ugu qosolka badnaa ee aan aragno waa qodobka todobaadkaan aan ku lafa guri doono barnaamijka.  

Barnaamijka waxaa iidin la socod siinaya   

Producers & Edited by:   
Abdifitah Nuh Samir Khadar Mohamed Ayaanle  
Waxaad nagala soo xiriiri kartaa:-  
E-mail: pod.ilahadal@gmail.com
Facebok: wardoon20
Instagram: wardoon20
Tiktok: wardoonpodcast  


Sidoo kale barnaamijkaan isagoo dhageysi ah waxaad ka dhageysan kartaa dhamaan goobaha podcast-yada laga dhageysto  

Available listening platforms  ---- Podcast ---  

Anchor https://anchor.fm/wardoon-podcast  

Spotify https://open.spotify.com/show/2eFaRs3oNW6FITqd1uLoPe  

Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4  

Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy8yNjQyNzVhNC9wb2RjYXN0L3Jzcw==  

Breaker https://www.breaker.audio/wardoon-podcast  

Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g #CommentsQosol #funnycomments 

RadioPublic https://radiopublic.com/wardoon-podcast-G4oyNX  

Poddtoppen: https://poddtoppen.se/podcast/1483178280/talk2me-ila-hadal 

 #somaliIQ #IQsomali #somalipodcast #Wardoonpodcast

Aug 04, 202016:16
IQ-ga soomaalida oo aad uga yar mid aduunka kale. Wardoon Podcast #Episode 006
Jul 24, 202025:17
Baad la iskaga qaato baraha bulshada #Episode 005

Baad la iskaga qaato baraha bulshada #Episode 005

Waxaan todobaadka barnaamijka uga hadli doonaa cod sir ah oo laga duubay Shiine Culay oo baad weydiisay ganacsade Soomaali ah.    

Producers & Edited by:   

Abdifitah Nuh Samir Khadar 

Mohamed Ayaanle  

Waxaad nagala soo xiriiri kartaa:-  

E-mail: pod.ilahadal@gmail.com 

Facebok: wardoon20 

Instagram: wardoon20 

Tiktok: wardoonpodcast  

Sidoo kale barnaamijkaan isagoo dhageysi ah waxaad ka dhageysan kartaa dhamaan goobaha podcast-yada laga dhageysto  

Available listening platforms

  ---- Podcast ---  


Anchor https://anchor.fm/wardoon-podcast  

Spotify https://open.spotify.com/show/2eFaRs3oNW6FITqd1uLoPe  

Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4  

Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy8yNjQyNzVhNC9wb2RjYXN0L3Jzcw==  

Breaker https://www.breaker.audio/wardoon-podcast  Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g  

RadioPublic https://radiopublic.com/wardoon-podcast-G4oyNX  

Poddtoppen: https://poddtoppen.se/podcast/1483178280/talk2me-ila-hadal  #Wardoonpodcast

Jul 17, 202017:56
Lacag ma ku bixin laheyd waxbarasho? - WARDOON PODCAST #Episode 4

Lacag ma ku bixin laheyd waxbarasho? - WARDOON PODCAST #Episode 4

Waxbarasho lacag ma ku bixin laheyd?  Falanqeynta todobaadkaan ayaa ah su'aashaas waxaana is barbar dhig ku sameyn doonaa waxbarashada dalkii iyo mid taala wadamada reer galbeedka.  Barnaamijka waxaa iidin la socod siinaya   

Producers & Edited by:   

Abdifitah Nuh Samir Khadar Mohamed Ayaanle  

Waxaad nagala soo xiriiri kartaa:-  

E-mail: pod.ilahadal@gmail.com 

Facebok: wardoon20 

Instagram: wardoon20 

Tiktok: wardoonpodcast  


Sidoo kale barnaamijkaan isagoo dhageysi ah waxaad ka dhageysan kartaa dhamaan goobaha podcast-yada laga dhageysto  

Available listening platforms  ------ Podcast ---  

Anchor https://anchor.fm/wardoon-podcast  

Spotify https://open.spotify.com/show/2eFaRs3oNW6FITqd1uLoPe  

Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4  

Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy8yNjQyNzVhNC9wb2RjYXN0L3Jzcw==  

Breaker https://www.breaker.audio/wardoon-podcast  Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g  

RadioPublic https://radiopublic.com/wardoon-podcast-G4oyNX  

Poddtoppen: https://poddtoppen.se/podcast/1483178280/talk2me-ila-hadal   


#WardoonPodcast #Wardoon20

Jul 17, 202025:17
Jahwareer qaabka waalidka la isugu yahay. Wardoon podcast #Episode 003
Jul 14, 202017:15
Macalin dugsi Quraan oo fara xumeeyay gabar 8-sano jir ah. Falceln - Wardoon #Episode 002
Jul 03, 202023:56
Gabar awoowgeed kufsaday. Ma run baa mise? #Episode 001

Gabar awoowgeed kufsaday. Ma run baa mise? #Episode 001

Barnaamijka todobaadkaan waxaan ku falanqeyn doonaa haweynka soomaalida gaar ahaan ku nool wadamada galbeedka ee ku andacooda in la  kufsaday marka ay yimaadaan dalalkaan.

- Sababta maxey tahay?

- Dhaqamada reer galbeedka & soomaalida

- Isku dhaca dhaqamo kala duwan

Jun 30, 202019:15
TRAILER WARDOON PODCAST 2020

TRAILER WARDOON PODCAST 2020

WARDOON PODCAST  will be an open platform to discuss social and political issues. WE will stream usually onice a week with faboluse issuees. Don't miss WARDOON PODCAST. Producers: Mohamed Ayaanle, AbdiFatah Nuh & Samir Khadar Welcome to Wardoon
Jun 17, 202000:23